Madaxweynaha Xasan Oo Kulamo Lagu Dar Dar Galinayay Amniga Afgooye Kula Qaatay Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan Iyo Saraakiisha Ciidamada “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa socdalkiisa shabeelaha hoose ku wehliyaya xubno ka tirsan labada gole ...
















