Taliye Dayax “Ciddi keenta Madaxa mid ka mid ah Khawaarijta waxaa la siinaa abaalmarin lacageed”
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-Kowthar iyo deegaanka Daarunicma ee gobalka ...
















