Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ...
















