Madaxweynaha: “Kowda Luulyo xornimada iyo midnimada ka sokow waxay inoo tahay maalintii dib u soo kabashada”
Muqdisho, 1 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu ...
















