Idaacadda Kulmiye Oo Shahaado Sharaf Guddonsisay Sh Maxamuud Aw C.lle Cariif oo Muddo 40 Sana ah Dadka Soomaaliyeed Barayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah”Sawiro”
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay laguna Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Radio Kulmiye ka socday Afartii ...















