Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo ka soo carary Yemen oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso “Sawirro”
Markabkan oo sida 2,105 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ka soo qaaday Dekedda Mukalla ee Waddanka Yemen, iyadoo Ganacsade ...
Markabkan oo sida 2,105 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ka soo qaaday Dekedda Mukalla ee Waddanka Yemen, iyadoo Ganacsade ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u amba baxay dalak Koonfur ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan maalmaha xoriyadda oo foodda nagu soo ...
Kulankan ay bulshadu kaga doodayeen qabyo qoraalka Dastuurka maamulka Mudug iyo Galgaduud ee maanta lagu qabtay Cadaado ayaa waxaa soo ...
Ammaanku waa udub dhexaadka nolosha, la’aantiisa suurto gal ma ahan in dal iyo dad meel ku wada nooli horumar ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qeyb galay shirkii sanadlaha ...
Howlgalkani Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. ...
Guddomiye kuxigeenka degmada Xudur Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada Xoogga Dalka ay howl ...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dib loo dhigay waqtiga la qaadi lahaa Imtixaannaadka dugsiyada waxbarasho ee gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho