Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Barlamaka Dalka Kenya
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya ...















