Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta
Maanta oo Taariikh-du tahay 28/02/2024 Abaareo 16:15 daqiiqo, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deegaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku ...
Maanta oo Taariikh-du tahay 28/02/2024 Abaareo 16:15 daqiiqo, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deegaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi,ayaa goordhow khudbad kajeediyay munaasabadda daahfurka " 𝐌𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢’𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 ...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya AVV Muumino Sheekh Cumar, ayaa furtay ...
Madaxweynaha Turkey Recep Dayyib Erdogan, ayaa booqday Muqdisho 25 bishii Janaayo ee sanadkii 2015-kii, si uu u furo mashaariic ay ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada ...
Dowladda Soomaaliya, ayaa dhul ku wareejiysay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, halkaas oo lagu ballaarin doono xafiisyada cusub ee Safaaradda. Wasiirka ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Hirshabeelle iyo isku-xirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho