Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay daah furka Mabaadiiโ€™da Nabada ee Soomaaliya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay daah furka Mabaadiiโ€™da Nabada ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi,ayaa goordhow khudbad kajeediyay munaasabadda daahfurka ” ๐Œ๐š๐›๐š๐š๐๐ข๐ขโ€™๐๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š” isaga oo hadaljeedintiisa uga hadlay Is-waafajinta Mabaadi’da Nabaddaย  iyo Hannaanka dib u heshiisiinta Qaran eeย  (NRF).

“๐‰๐จ๐จ๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง๐ข,ย  ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ช๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐ค๐š ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ๐š๐๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จโœ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฃ๐š๐ก๐š๐ง ๐ช๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ง๐š๐›๐š๐๐๐š” ayaa hadalladiisa ka mid ahaa isaga oo intaa raaciyay in dadka madasha ku sugan oo meelo kala duwan iyo dhaqammo kala duwan leh hadana yoolkoodu yahay in nabad iyo xasilooni lagu soo dabaalo Soomaaliya iyo meelo ka baxsan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi oo sii hadlaya ayaa sheegay in heyโ€™adda โ€œ Principles for Peaceโ€ ay u ololeyso nabad-dhiska isaga oo soo qaatay miisaankaย  iyo qiimaha ay u yeeleyso ka mid ahaanshiyaha marwo Dr. Khadiija Cosoble Cali ee maamulka sare ee heyโ€™adda iyada oo heyโ€™addu ka tarjumaya keenidda aragti qiimo leh oo ku aaddan dadaalka wadajirka ah ee nabadda.

Dhanka kale, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya waxaa uu sheegay in munaasabadda daahfurka โ€œMabaadiiโ€™da Nabadda ee Soomaaliyaโ€ ay kusoo aadayso iyada oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ay soo gabogabeysay Dib u eegista Hannaanka Dib u heshiisiinta qaran kaas oo la anisixiyay December sanadkii hore, dhowaanna la daah furaayo.

Ugu dambeyntii, Mudane Ahmed Moallim Fiqi , Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya waxaa uuย  hoosta ka xariiqay in ay is-waafaqsan yihiin qodobbada Hannaanka dib u heshiisiinta Qaran eeย  (NRF) iyo Mabaadi’da Nabadda, ayna labduba ujeedkoodu yahay kashaqeynta xasillooni iyo nabad waarta.




Previous Post

Shirka latashiga Wasaaradaha Dastuurka ee Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo laga furmay Muqdishoย 

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nayroobi uga qeybgalaya shirka Caalamiga ah ee Isbadalka Cimilada

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niรฑo 2026

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niรฑo 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In