Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay kulan afur ah oo loogu mahadcelinayay Guddoonka BJFS “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, ...
















