Kooxda Juventus ayaa sii kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay garoonkeeda Juventus Stadium 1-0 uga badisay ...
Todobo ka tirsanaa Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS ayaa maanta ku geeriyooday miino ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka ...
Kooxda Liverpool ayaa waxaa garoonkeeda Anfield 1-2 uga badiyay kooxda Manchetser United. Labadan kooxood ayaa tartan ugu jiro kaalinta afaraad ...
Cabdi Caadil Maxamed Xuseen Waxa uu ahaa Camera man kamid ah xirfadlayaasha soomaaliyeed ee ka howlagala xaafada islii ee magaalada ...
Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa Jasiiradda Kudhaa oo ku taala gobolka Jubadda hoose ee koonfurtaa Soomaaliya ka ...
Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka ...
Ciidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee ...
Xubinnimo Gudigga Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika Wasaaradda Cadaaladda waxay ku wargelinaysaa dhamaan muwaanidiinta Soomaaliyeed ee khibrada u leh howlaha ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho