Kooxda UGUS oo laga saaray Jaziiradda Kudhaa
Ciidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee ...
Ciidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee ...
Xubinnimo Gudigga Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika Wasaaradda Cadaaladda waxay ku wargelinaysaa dhamaan muwaanidiinta Soomaaliyeed ee khibrada u leh howlaha ...
Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada (JUST) ayaa heshiis ku saabsan horumarina tacliinta sare ee dalka iyo mid iskaashi oo ...
Waxaa maanta degan xaaladda deegaanka Deefow oo shalay ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda labo beel oo wallaalo ...
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed ayaa sheegay in Maamulkiisu uu dadaal ugu jiro sidii nabadgelyo uu ugu ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Baarlamaanada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay waxgarad, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho