Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Arrimo Kale Duwan Oo Amniga Qeyb Ka Yahay
Khamiis, August 6, 2015….Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul ...















