Xal u helida is maandhaafka u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada oo kulan laga yeeshay
Kulankaan oo ay culimada Soomaaliyeed la qaateeen mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari ...
















