Marwada madaxweynaha oo deeq ku wareejisay gudigga gurmadka qaxootiga Yemen
Deeqda ay maanta ku wareejisay gudiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dhibaateysan dalka Yemen marwada koowaad ee ...
Deeqda ay maanta ku wareejisay gudiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dhibaateysan dalka Yemen marwada koowaad ee ...
QATARTA SIGAARKA IYO WAXYEELADA CAAFIMAADKA Ban tobacco advertising, promotion and sponsorship. 31 Maajo 2015 oo ah waa maalinta ...
Wasiirka ariimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa ka hadlay dagaaladda ka socda soohdinta ...
Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka muddo todobaad kadib ayaa lagu wadaa ...
Munaasabadda casho sharafta ah ee xalay Cadaado loogu sameeyay Wafdiga Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ku saabsaneyd sidii loogu kala ...
Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Cumar Ceeymooy oo safar shaqo ku jooga Dalka Masar, isla markaana ay wehliyaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho