Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga ...
















