Wasiirka Amniga iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay kulan ku saabsan is dhexgalka bulshada “SAWIRRO”
Wasiirka amniga Qaranka iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa ka qayb galay munaasabad ku saabsan isdhex galka bulshada, kaalinta bulshada uga ...
















