Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo furay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tababar loo furay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo xagga sharciga ah oo ka socota Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta loo furay Xildhibaanada Galmudug, iyadoo lagu dhisayo awooda Xildhibaanada ee ku aadan dhaqangalinta Xeerhoosaadka, Dastuurka Galmudug iyo qaabka hindise sharciyeedyada loo diyaariyo.
Carafaat Cali Maxamed oo ka mid ahaa aqoonyahanadii tababarkan bixinayay ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay inay gartaan kaalinta ay ka joogaan dawlad goboleedka Galmudug iyo awoodohooda.
“waxaad leedihiin xeer dajin, xeerarka lagu kala dambeeyo ee dawlad goboleedkan adinka ayaa gacanta ku haya, waxaad kaloo leedihiin inaad la xisaabtantaan oo aad kormeertaan xukuumadda iyo hay’adaha kale ee madaxa banaan, waxaad matashaan shacabka”.
Gudoomiyaha gobolaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in tababarkan uu muhiim u yahay, isagoo uga mahadceliyay Baarlamanka Federaalka taageerada ay siiyeen.
“waxaa looga faa’iideynayay Xildhibaanada sida xeerarka iyo Dastuurka sida loogu dhaqmayo iyo shuruucda kale fulintooda, dhaqanka wanaagsan ee Xildhibaanada laga doonayo.
aad baan uga mahadcelinayaa shaqada tirada badan ee ay qabteen, dawlada Federaalka iyo gudoonka Baarlamanka waxaan aad ugu amaanayaa sida ay noo garab galeen”
Tababarkan oo socondoona maalmaha dhawraka maalmood ee inagu soo aadan  ayaa ka mid ah talaabooyinka sara loogu qaadayo xirfadda Xildhinaanada Galmudug oo hadda kuguda jira kalfadhigoodii ugu horeeyay.
Previous Post

Baarlamaanka oo ka dooday jihaynta Siyaasadda dalka 2016ka

Next Post

Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro

Next Post
Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro

Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In