Gaadiid lagu wareejiyay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka
Gaadiidkan deeqda ah oo tiradoodu tahay 5 gaari ayaa waxaa hay’adda Horumarinta Barnamijyadda u qaabilsan Qaramada Midoobay oo magaceeda loo ...
Gaadiidkan deeqda ah oo tiradoodu tahay 5 gaari ayaa waxaa hay’adda Horumarinta Barnamijyadda u qaabilsan Qaramada Midoobay oo magaceeda loo ...
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha kala ah Wasaarada Caafimaadka maamulka Puntland, Wasaarada Beeraha iyo ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ...
Kulanka uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo qaar ...
Booqashada maanta uu degmada Qansaxdheer ee gobolka Baay uu ku tagay Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ...
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta haweenka adduunka, kaa ...
13 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay dhuleedka magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan, ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo kormeeray xaruntii xanaanada xoolaha ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali “Sharma’arke” iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maalmahaan ku sugnaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho