Ciidamo Boliis Ah Oo Tababar Ugu Furmay Beledweyne “Sawirro”
Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa'iideysan Doona 33-Askari oo ...
Tababarkani oo ay bixinayaan Saraakiil ka socota Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Waxaa ka Faa'iideysan Doona 33-Askari oo ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba, ayaa maanta kormeer howleed ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Cabdulle ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho guddiga bad-baadinta iyo samata bixinta ...
Isbitaalka Dhimarka ee Cosoble oo laga furay xaafadda Cali Geeddi ee degmada Kaaraan ayaa qaabila dadka qaba xanuunsanaya Dhimirka, kuwaasoo ...
Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka imaaraadka Carabta u fadhiya ...
Kulanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya maanta ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho oo uu shir gudoominayay Prof Maxamed Sheikh Cusmaan ...
kulan loogu diyaar garoobayo qaadista imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2014 iyo 2015 ee deegaannada Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, waxaanakasoo qeybgalay ...
Ololahan lagu ciribtirayo ururka gumaadka ummadda soomaaliyeed ee UGUS Ayaa maanta ka bilowday dagmada C/casiis ee Gobalka Banaadir,waxaana halka Uu olalohaan wacyigalinta ...
Wasiirka amniga gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho