Guddiga badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ayaa waxa ay iminka si toos ah shacabka Soomaaliyeed ugala hadlayaan Radio Mqdisho iyo ...
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dib u howlgeliyay garoonka N0 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi uu si ...
Cabdiraxmaan Jeylaani, waa wiil ardey ah oo arag la’aan ahaa, waxa uu wax ka bartaa dugsiga Al-Bashiir ee ardeyda arag ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo booqasho rasmi ah ku tagtey Dalka Shiinaha ayaa halkaasi ...
Xafladan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay qayb ka ahayd munaasabadaha xuska iyo weyneynta 72 guuradii ka soo ...
Wasiirka amniga Qaranka iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa ka qayb galay munaasabad ku saabsan isdhex galka bulshada, kaalinta bulshada uga ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kormeer howleed ay ku tegtay Jaamacada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho