Dhibaatada Qaadka oo laga hadlay “SAWIRRO”
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Bariga Africa qaybta magalada Qardho ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka kala duwan uu ...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Bariga Africa qaybta magalada Qardho ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka kala duwan uu ...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Villarreal. Kooxda Real Madrid ayaa goolka la ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxda Chelsea ayaa markeedii shanaad ku guuleysatay koobka Capital One,ka dib markii ay garoonka Wembley 2-0 uga badisay kooxda Tottenham ...
Tartan isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada ayaa loo qabtay cayaartooy ka socotay labo waax oo ka tirsan degmada Warta ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa ka qeyb galay macshruuca dalkaada dhiso, kaasi ...
Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale Qaaddiid ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Qardho xarunta Gobalka Karkaar. Mamulka Gobalka Karkaar, kan ...
Kooxda Arsenal ayaa xajisatay kaalinta sedaxaad ee horyaalka ingiriiska,ka dib markii ay garoonkeeda Emirates Stadium 2-0 uga badisay kooxda Everton. ...
Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield 2-1 uga badisay kooxda Manchester City. Kooxda Manchester City ayaaa iska qasaarisay fursad ay ugu ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho