Wasiirka Ganacsiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka Talyaaniga uga qeyb galay bandhig carweed “SAWIRRO”
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin ...















