Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka Talyaaniga uga qeyb galay bandhig carweed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka Talyaaniga uga qeyb galay bandhig carweed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre iyo ku-xigeenkiisa Cabdirashiid Ceeynaanshe iyo xubno kale oo ka socday ganacstada Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay bandhig carweed caalami ah oo lagu qabtay magaalada Milano dalka Talyaaniga.

Bandhig carweedka Milano oo furmay 1-dii bishan ayaa socon doono 31-ka bisha October, waxaana ka qeybgalay in ka badan 145-dal, iyadoo dal waliba uu xafladda ku soo bandhigi doono awoodda xagga wax soo saarka iyo horumarka uu ka gaaray xagga teknoloojiyadda.

Related posts

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

March 8, 2026
𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Matteo Renzi oo khudbad ka jeediyay furitaanka shirka ayaa uga mahadceliyay ka soo qayb galayaasha bandhig carweedka, isagoo xusay in dowladdiisu ay taageereyso sidii bulshada qaar looga samata bixin lahaa gaajada.

Wasiirka Ganacsiga iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato qaar ka mid ah Madaxda ka qeyb galaysa bandhig Carweedka caalamiga ah.

vlcsnap-2015-05-02-22h27m19s50 vlcsnap-2015-05-02-22h27m47s104 vlcsnap-2015-05-02-22h28m10s133 vlcsnap-2015-05-02-22h29m00s117 vlcsnap-2015-05-02-22h29m11s213 vlcsnap-2015-05-02-22h29m20s77 vlcsnap-2015-05-02-22h29m28s155 vlcsnap-2015-05-02-22h29m36s241 vlcsnap-2015-05-02-22h32m40s12

ggg IMG_5832 IMG_5838

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka oo ka mahadceliyay meelmarinta Dastuurka

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka Burhaan Aadan Cumar ayaa Baarlamaanka Dalka uga mahadceliyey inay guteen waajib dastuuri ah, kadib...

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In