Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri ay ciid tahay
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo Diinta Sheekh Kheyroow Aadan oo si toos ah Bulshada uga hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo Diinta Sheekh Kheyroow Aadan oo si toos ah Bulshada uga hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Dood ku saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayna ka ...
Ciidamada Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa ku dilay horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyaadka Shabaab iyo ilaaladood duleedka ...
Dood ku saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayna ka ...
Xaflad lagu soo gaba gabeynayay tartan Qur’aan aqris ah oo ay iska kaashadeen idaacadda Dalsan iyo xawaaladda Taaj bisha barakeysan ...
Deeqdan Zakaatul fidriga ah oo ay soo dhiibeen dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa maanta loo qeybiyay in ka badan ...
Boqol qof oo kamid ah dadka Yemeniyiinta ah ee kasoo qaxay dagaalka Dalkooda ka socda ayaa maanta loo qeybiyay Lacag ...
Maamulka Degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir ayaa Xarunta Degmadaasi dhar ugu qeybiyay 182 caruur ah oo qoysaskoodu danyar yihiin Kuwaasi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho