Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaradda Qorsheynta “bulshada gacan hanaga siiso tirakoobka dadka Soomaaliyeed oo saxan”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasaradda Qorsheynta “bulshada gacan hanaga siiso tirakoobka dadka Soomaaliyeed oo saxan”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood ku saabsan Sahanka Tirakoobka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayna ka qeyb galyeen qeybaha kale duwan ee bulshada ayaa lagu gorfeynayay sidii faham wanaagsan bulshada soomaaliyeed uga heli laheyd Sahan Tirakoob ah oo ay dalka soomaaliya ka sameysay Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

kulanka ayaa waxa ku sugnaa Uruada Bulshada reyadka ah, iyaga oo ku amaanay wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah isku dayga ay sameysay, Kaas oo bilaaw wanaagsan u noqon karo tirakoob Sax ah oo laga sameeyo kalka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

inta uu socday Kulanka waxaa Su’aalo Sahankaasi la xiriira la weydiiyay masuuliyiinta wasaaradda Qorsheynta u qaabilsanaa sahankaasi laga sameeyay dalka, kaas oo inta badan gobalada dalka kala siyaabo kala duwan loo fasirtay, maadaama aan la heynin tirakoob sax ah oo qoys qoys looga qaaday dalka soomaaliya.

Nuur Axmed Wehliye oo Madax u ahaa Gudigii Wasaaradda Qorsheynta u qaabilsana Sahankaasi ayaa Shirka ka sheegay in Qiyaastan la soo saaray ay macno weyn ugu fadhiso soomaaliya, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in ay bulshada soomaaliyeed aysan ka Eegin dhinaca Qallooban.

Dr Nuur Ayaa sheegay tirakoob la’anta soomaaliya ay Saameyn xoog leh ku leedahay Dhinacyada Waxbarashada iyo Caafimaadka, Sidaasi darteedna wasaaraddu ay ku baaqeyso in bulshadu ay ka gacan siiso arinkan.

Agaasimaha Waaxda Tirakoobka Wasaaradda Qorsheynta Iyo Iskaashiga Caalamiga ah Axmed Cilmi oo ka mid ahaa xubnihii Su’aalaha laga weydiinayay Sahanka ayaa tilmaamay in dhibaatoyin adag laga soo maray in heerkaasi la soo gaaro, islamarkaana mid kamid ah howlwadeenadii Sahankaasi uu naftiisa ku wayay Howshan Adag.

Agaasimaha ayaa u sharaxay ka qeygalayaasha kulanka maanta, in soomaaliya ay soo wajaheyso laba qatar oo waaweyn, kuwaas oo kala ah tilmaamaha uu muujinayo Deraasadda ee la xiriira in caruurta Shanta Sano ka yar iyo Haweenkuba Soomaaliya uu Number-kooda aad u hooseeyo Qiyaastii la sameeyay.

vlcsnap-2015-07-16-19h49m49s187

vlcsnap-2015-07-16-19h50m10s10 vlcsnap-2015-07-16-19h50m21s101 vlcsnap-2015-07-16-19h50m48s120 vlcsnap-2015-07-16-19h51m09s49 vlcsnap-2015-07-16-19h51m27s2 vlcsnap-2015-07-16-19h51m43s159
vlcsnap-2015-07-16-19h52m15s14 vlcsnap-2015-07-16-19h52m47s7

 

 

Previous Post

Ciidamada Gaarka Ah Ee NISA Oo Ku Dilay Duleedka Baardheere Horjoogayaal UGUS AH

Next Post

Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri ay ciid tahay

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Wasaaradda Awqaafta oo shaacisay in berri ay ciid tahay

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In