Kulankaan oo lagu qabtay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiinta maamulka degmadaas heer degmo ilaaa ...
Maamulka Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa ugu baaqay bulshada degta gobalkaasi ee joogta dal iyo dibadba in ay ka qeybqaataan horumarka ...
Wasiiru ka tirsan Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey doorka dhallinyarada ee ku aadan horumarka ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa tilmaamay in qorshe howleedka Wasaaradda ...
Barnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira ...
Guddoomiyaha degmada Kaaraan iyo ku-xigeenkiisa xagga arrimaha bulshada ee degmada ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayeen xaaladaha waxbarasho ee degmada ...
Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee degmada Waaberi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho