Madaxweynaha oo ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Maxamuud (Bantu)
Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ...















