R/wasaaraha oo hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha aduunka u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed
Muqdisho, 01, May, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Camar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa u diraya Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka, ...
















