Ra’iisul wasaare ku xigeeenka Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti -SAWIRRO
Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djibouti ayaa madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ...
Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djibouti ayaa madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ...
Howl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha ...
Maareeyaha dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ...
Muqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in amniga gobalka uu yahay mid wanagaasan, tasoo ka dambeysay wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u ...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Habeen kasta, marka laga reebo maalinta Jimcaha habeenka Sabtida ...
Kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu si rasmi ah u furmo berito, kaddib ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho