Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay aga gaarka xarunta golaha shacabka
Iyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ...
Iyadoo dhawaan lagu wado in uu furmo kalfadhiga Lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ...
Maxamed Emwazi oo loo yaqan Jihadi John, ahna ninka British-ka ah ee kooxda falaagada ah ee ISIS u qaabilsan gawracista ...
Muqdisho, 24, April, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya ...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xarig ah ku ridday maleeshiyaad ka ...
Xilli magaalada Cadaado uu ka socdo shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada gobolada ...
Saraakiishaan oo qaadatay tababarka layli sarkaal oo dhawaan loo soo gabagabeeyay ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xerada Ciidamada xooga dalka ...
Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa shaacisay in kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee (UGUS) ay damacsanyihiin sidii ay weerarro argagixiso uga ...
Mogadishu, 25 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho