Kooxaha Kubada Cagta ee Gaadiidka iyo Safaana ayaa galabta waxaa ay wada ciyaareen ciyaar lagu maamuusayay Munaasabada Maalinta Dhir beerista ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa. Barnaamijka ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maanta u amba_baxay dalka Turkiga halkaas oo uu ...
R/wasaaraha xukuunadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa intii ay ku sugnaayeen ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kulankani oo looga hdalayaay sidii sare loogu qaadi lahaa kuliyadaha kaladuwan oo ay bixiso jaamacada salaama islamarkaan uu soo qaban ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho