Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo wefdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomalia mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada ...
Kulan looga hadlayay arimaha amaanka Dalka koonfur africa Oo ay Qeyb ka Ahayen Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa lagu qabtay ...
Drs Khadar Bashiir Cali Wasiiradka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa maanta booqatay Iskuulada Dowladda ee lacag la’aanta ...
(Muqdishu) 13.04.2015.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in hal mar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran ...
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Md. Cali Sheikh Maxamed Nuur oo manta xafiiskiisa kula kulmay wafdi kasocday ...
Barnaanijka Sahanka oo ka mid ah barnaamijyada maalin laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho