Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay Gurmadka deg dega ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Dhageyso Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay Gurmadka deg dega ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaanijka Sahanka oo ka mid ah barnaamijyada maalin laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa maanta looga hadlay qorshaha maamulka Gobolka uga degsan Naleynta iyo gurmadka deg dega, gaar ahaan gaadiidka dabdamiska ah iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Barnaamijka waxaa maanta marti ku ahaa agaasimaha Waaxda Gurmadka Deg deg ah iyo Naleynta Muqdisho Cabdullaahi Maxamed Cabdulle Saneey oo faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay ayaa sheegay in howsha dabdamiska dib loo aas aasay sanadkii 2012-ka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Xiliigi dowladii dhexe ayaa magaalada ugu dambeysay gurmadka deg dega, marka waxaan dib u howlgelinay sanadkii 2012-ka, waxaan dab ka daminay 87, meel sanadkii 2013, sidoo kale sanadkii 2014 53 meel aan ka daminay dabka, marwaliba waxaan u taaganahay in aan bulshada u gurmano” ayuu yiri Agaasimaha.

Agaasimaha ayaa xusay in ay jiraan shaqaale u tababaran oo gaaraysa ilaa iyo 61 qof, kuwaasi oo tababaro heer caalami ah lagu soo siiyay qaarkood dalka dibadiisa, waxaana dadkaani ay isugu jiraan shaqaale dabdamis iyo howlwadeenno caafimaad.

Dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/04/BAR-SAHANKA-13.04.2015.mp3

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Feereysane)

Previous Post

Akhriso: Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay warbixin ay Qaramada Midoobay ka diyaarisay barakacayaasha

Next Post

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo xafiiskiisa kula kulmay wafdi kasocday Hay’adda UNHCR

Next Post

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo xafiiskiisa kula kulmay wafdi kasocday Hay’adda UNHCR

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In