Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa weerarada daran ee ka dhanka ah muwaadiniinteeda , laguna boobayo hantidooda iyo shirkadahooda ...
Xafladani lagu soo gaba gabeynayay todobaadka dhir Beerista Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen guddoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka ah ee ...
Qaramada Midoobay,IGAD, midowga yurub, AMISOM,Mareykanka, ingiriiska, Sweden, Italy, Ethiopia, Uganda iyo Turkey ayaa soo dhaweeyay shirka maamul u sameynta gobolada ...
Munaasabad Casho sharaf ah ayaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa loogu sameeyay Agaasimaha Horumarinta Iyo Xariirka Caalamiga ah ee Wasaarada ...
Kooxaha Kubada Cagta ee Gaadiidka iyo Safaana ayaa galabta waxaa ay wada ciyaareen ciyaar lagu maamuusayay Munaasabada Maalinta Dhir beerista ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa. Barnaamijka ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa maanta u amba_baxay dalka Turkiga halkaas oo uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho