Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Casho Sharaf London Loogu Sameeyay Agaasimaha Horumarinta Iyo Xiriirka Calamiga Ee Wasaaradda Warfafinta Hidaha Iyo Dalxiiska.(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Casho Sharaf London Loogu Sameeyay Agaasimaha Horumarinta Iyo Xiriirka Calamiga Ee Wasaaradda Warfafinta Hidaha Iyo Dalxiiska.(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Casho sharaf ah ayaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa loogu sameeyay Agaasimaha Horumarinta Iyo Xariirka Caalamiga ah ee Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Xuseen.

Casho Sharaftan ayaa waxaa soo agaasimay shaqaalaha warbaahinta Qaranka ee wadanka Ingiriiska, iyadoo sidoo kale ay kasoo qeyb galeen Fanaaniin, Abwaano iyo marti sharaf kale, kuwaas oo Agaasimaha Horumarinta iyo Xiriirka Caalamiga ah uga mahad celiyay shaqada culus ee uu u hayo guud ahaan warbaahinta Qaranka & Wasaaradaba.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Dhinaca kale Agaasimaha warbaahinta Qaranka ee wadanka Ingiriiska Mudane Yusuf Axmed Garabey oo isagu halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in shaqaalaha iyo madaxda warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed gabi ahaantood ay mudan yihiin bilad sharaf, taasoo ay ku muteysteen shaqada culus ee ay u hayaan Shacabka Soomaaliyeed, isla markaana wasaaradda warfaafinta ay qeyb weyn ka qaadatay jiritaanka dowlada Soomaaliyeed iyo wacyigelinta Shacabka.

Agaasimaha Horumarinta Iyo Xariirka Caalamiga ah ee Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Xuseen ayaa ugu dambeyntii uga mahad celiyay shaqaalada warbaahinta Qaranka ee wadanka Ingiriiska iyo dadkii kasoo qeyb galay Munaasabadaasi sida sharafta leh ee ay ugu sameeyeen casho sharaftaasi, isla markaana waxaa uu ka war bixiyay Howsha Qaran ee ay Shacabka Soomaaliyeed u hayso wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan Waaxda warbaahinta.

CN7D1139

11169040_10152750191728021_67606926_n

CN7D1143

CN7D1144

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Furitaanka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

Next Post
Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Furitaanka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweysay Furitaanka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In