Xukuumadda DanQaran oo Nus Milyan lacag ah ugu deeqday Shacabkii ku waxyeeloobay Xeebta Liido
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ...
















