Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gabaldhicii caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gabaldhicii caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas ...
Muqdisho, 09, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore ...
Muqdisho, Aprili 9, 2015....Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada dhuusamarreeb ee ...
Kulankaan looga tashnay Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe ayaa waxaa lagu qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana ...
GuddoomiyaGudoomiyaha Baarlanmaanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ay wehliyeen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Jeylaani Nuur ...
Waxaa maanta tababar loo qaaday 43 askari oo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Qarnka kuwaasi oo ah Dufcadii afaraad ...
Wakiil gaar ka ah ee midowga Africa u qaabilsan arimaha soomaliya ahna madax howlgalka AMISOM AMB Maaman sadiiko oo manta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho