Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada dhuusamarreeb ee xarunta gobolka galgaduud ,

Xafladda Sagootinta waxaa ka qayb galay xubno ka mid ah maamulka gobolka ย odayaal dhaqameed iyo qeybaha bulshada.

Related posts

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026

Guddoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye oo goobta ka hadlay ayaa sheegay.

โ€œWaxaan Xafladdaan u samaynay in aan ku sagootino wufuudda Madaxweynaha dalka waxaana ku sagootinaynaa siniyadd ย wanaag ah inagoo ah dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud ย waxaana leenahay ku soo dhawaada gobolkaโ€ ayuu yiri guddoomiye Cirfo.

Dhinaca kale wasiir kuxigeenka Dastuurka ย Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf โ€œAlankayโ€ ayaa sheegay inย  uu soo idlaaday shirkii dib u heshiisiinta dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud islamarkaana wixi haatan ka dambeeya loo gudbay in uu furmo shirka dhismaha maamul ay yeeshaan dadka ku nool gobolada Mudug iyo galgaduud.

Ugu dambayn Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray xafladda loo sameeyay ayaa sheegay in dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud ay muujiyeen dhabar adeeg islamarkaana ay diyaar u yihiin in maamul ay samaystaan dowladdana ay tageerto.

โ€œBalanteenu waa in aan samaysanaa maamul doorka Dowladda waa diyaar waxaa jiri kara in dadka qaar ay kala aragti duwanan karaan laakiin Dowladdu waxa ay isku dayaysaa in la dhameeyo qaybta ka hartay dhamaystirka mamulkaan ย waa in la muujiyaa in deegaankaan uu yeeshoย  maamul si uu ula sooboxo ย masโ€™uuliyiin tiisaย  ugana shaqeeyo horumarka dadkaan Dowladduna taageertoโ€ ayuu yiri Mudane Xasan sheikh madaxweynaha dalka.

11’ka Bishaan ayaa la filayaa in si rasmi ah uu u furmo shirka maamul u samaynta dadka dega gobolada mudug iyo galgaduud.

Previous Post

Kulan looga tashanay Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe Oo Lagu Qabtay Muqdisho{SAWIRRO}

Next Post

Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”

Next Post
Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”

Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay "Akhriso Liiska+Sawirro"

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ž๐ฒ๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐š๐ฒ๐š๐œ๐ญ๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In