RW Cumar oo hambalyo ku aadan xuska 12 April u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Garoowe, 12, April, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 55aad ...
















