Golaha Aqalka Sare oo ka dooday dib u soo celinta Shilinka Soomaaliga
Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay guddoomiye ...
Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyay guddoomiye ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 14-aad, waxaana shir ...
Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa ...
Ismaaciil Jimcaale Fiidow oo katirsan khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala degmada Ceeldheer ee ...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka ...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu qaadanayaa Layli-sargaal cusub oo dalka dibadiisa wax lagu soo baridoono hadaba dhalinyaradda jecel inay ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cigge ayaa shaaciyay in la xiliyay dhammaan caqabadihiii ay soo ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir ayaa maanta guddoomiyay shirka guddiga ...
Iyada oo laga jawaabyo cabasho ka timid wadayaasha mootada bajaajta ayaa waxaa kulan deg deg ah oo ay yeesheen madaxda ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi , ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho