Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum ...
Allaha u naxariisto waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantuu) oo ka mid ahaa mudaneyaasha Baarlamaanka ...
Shir ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Ururka Caalamiga ah ee caafimaadka xoolaha (OIE), Hay’adda Qaramada Midoobay ...
Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed ayaa tababar socon doono muddo shan cisho ah waxa uu maanta u furay ...
05 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno ka ...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay magaca mid ka mid afartii qof ee weerartay jaamacadda magaalada Garissa oo ...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu ku xasuuqday oo 9-1 uga badisay kooxda Granada. Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa daah ...
Munaasabadan oo tababar loogu soo xiryay 17 Xeer ilaaliye oo mudoo Lix bilood ah qaatay tababar ayaa waxaana ka qeyb ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho