Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday Xarunta hooyo u hiili Qarankaaga
Taliyaha ayaa soo arkay howsha halkaas ay ka hayaan haweenka Soomaaliyeed,iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inay ciidanka garab taagnadaan ...
Taliyaha ayaa soo arkay howsha halkaas ay ka hayaan haweenka Soomaaliyeed,iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inay ciidanka garab taagnadaan ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax dhigay dhismaha waddo interlock ah oo ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Booliiska, ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyay inta u dhexeeysa degaanka Shaataloow iyo degmada ...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta cusub ee daryeelka ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir ...
Kulanka Aqoon Isweydaarsiga heerka Sare ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka waxaa uu ujeedkiisu ahaa dardar galinta hawlaha shaqo ee Waaxyaha kala ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan ...
Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, kuna saabsan Qorshaha hirgelinta ...
Waxaa maanta magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose u ambaxay wafdi heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho