Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya
Horjooga haan ka tirsanaa kooxda nabaddiidka UGUS ayaa isku soo dhibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan magaalada Xudur ee ...
Horjooga haan ka tirsanaa kooxda nabaddiidka UGUS ayaa isku soo dhibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan magaalada Xudur ee ...
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay maleeshiyada Al-Shabaab doonayeen inay ku xasuuqaan dad rayid ...
Agaasime Ku-xigeenka Waaxda nadaafadda ee gobalka Banaadir Mudane Xuseen Abtidoon Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey ololaha nadaafadeed ka socda caasimadda. ...
Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay saddex haween ah oo lagu tuhmayo in xiriir la leeyihiin maleeshiyaadka ...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhallinyarada weli ku harsan Maleeshiyaadka Al-shabaab inay ka waantoobaan ficilada xun ...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarada ay maleeshiyaadka UGUS ka geesanayaan Hoteelada iyo goobaha kale in ganacsiga ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Allaha u naxariistee Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa maanta gelinkii dambe lagu aasay magaalada Garoowe ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho