Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo ka qayb galay Dood cilmiyeed looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka ”SAWIRO”
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax ayaa habeenkii Xalay ahayd ka qayb galay Dood Cilmiyeed ...
















