Shirka Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ka furmay Magaalada Gaalkacyo
Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana ...
Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana ...
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug, Mudane Cabdinuur Macalin Maxamuud oo ay wehliyeen isku duwaha Wasaaradda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ...
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaraal Maday Nuurey Ufurow, Ayaa maanta soo gaarey gudaha Magaalada Baydhabo, ee Xarunta Gobalka ...
Waxaa maalintii labaad galay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho,laguna soo bandhigay waxyaabaha ay beertaan dadka Soomaaliyeed. Qaar ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta,ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay ...
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada oo soo gabagabaysay wacyi galin muddo saddex maalin ah, ay ka waday magaalada Muqdisho. Wacyigelintaan ...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jeneraal Dhegabadan, halkaas ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey Aagga Deegaanada Waniile iyo Dhagaxyaale, oo uu ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane CaliYuusufCali- Xoosh ayaa maanta kaqeybgalay Daahfurka wadatashiga Istaraatiijiyadda Qaran ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho