Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa noqday taariikhda markii ugu horreysay garsoore Soomaaliyeed oo kasoo muuqday Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee AFCON ee ka ...

Sida laga soo xigtay ilo ka yimid saraakiisha Mareykanka iyo Carabta oo laga soo xigtay warbixin ay qoray wargeyska The Washington Post, ayaa sheegaya in ay  jiraan dareen degdeg ah oo ku saabsan in la abuuro nabad waarta oo dhexmarta Israel iyo Falastiin.  Waxaa socda dadaallo lagu doonayo in lagu qeexo waqti gaar ah oo la dhisayo dowladda Falastiin, iyadoo calaamaduhu ay muujinayaan in ku dhawaaqista arrimahaasi uu imaan karto toddobaadyada soo socda, sida lagu xusay warbixintu.  Waxaa sidoo kale warbixinta lagu sheegay in xabbad joojinta iyo wada-hadallada la-haystayaal ee u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas ay ku xidhan yihiin sida loo maareeyo qorshayaashan ballaadhan ee ka socda dhinaca Mareykanka iyo dalalka Carabta.  Sida warbixinta lagu sheegay, saraakiisha Mareykanka ayaa ka dhawaajiyay suurtagalnimada in la aqoonsado dowladda Falastiin, iyagoo carrabka ku adkeeyay in aqoonsigaas uu muujin karo qaab cusub oo loo wajaho dadaallada nabadeed ee gobolka.  Share this Article Facebook
Page 430 of 4512 1 429 430 431 4,512

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.