Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xayeysiineyso Booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda oo Banaan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay xayeysiineysa booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha ...















