Everton iyo Roma oo ka Haray Koobka Europa League-ga “Sawirro”
Kooxda Dynamo Kyiv ayaa garoonkeeda 5-2 uga badisay kooxda Everton oo ka socotay dalka ingiriiska. Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka ...
Kooxda Dynamo Kyiv ayaa garoonkeeda 5-2 uga badisay kooxda Everton oo ka socotay dalka ingiriiska. Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Dhalinyaro ku nool degmooyinka gobolka Galgaduud ayaa maanta tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka iyo xoojinta nabadda loogu qabtay magaalada Dhuusa ...
Tartankan ciyaaraha kubadda cagta ah oo loogu tala galay in lagu xoojiyo is dhex galaka bulshada ayaa maanta lagu qabtay ...
Midowga Yurub iyo UN-HABITAT ayaa soo gabagabeeyey mashruuca SECIL oo abuuray shaqooyin iyo adeegyada hoose ee dadka deegaanka Muqdisho saddexdii ...
Muqdisho, 19, Maarso, 2015….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul ...
Munaasabad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska balaaran ee lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla ...
Dood Cilmiyeedkani oo socday mud 5 maalin ah ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho waxaana ka faa’ideystay ka ...
Wasiirka gaadiidka Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis dhanka duulimaadka ah oo ay wada galeen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho