Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Sports oo maanta lagu qabtay degmada Xamarweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tartan Sports oo maanta lagu qabtay degmada Xamarweyne “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankan  ciyaaraha   kubadda  cagta ah  oo loogu tala galay in  lagu xoojiyo  is dhex galaka  bulshada  ayaa maanta lagu qabtay degmada Xamarweyne.

Tartanka ayaa waxaa  ka qeyb galay  maaamulka degmada Xamar weyne  saraakiil ka   socotay  baliiska  Soomaaliyeed  iyo dadweyne kale oo aad u fara badan  oo ka kala yimid waaxyaha  ay ka koobantahay  degmada  Xamar weyne ee gobolka Banaadir,  kaasi oo  looga  furay  garoonka ciyaaraha kubada cagta degmada Xamarweyne .

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Waxaana ciyaartaasi kubadda cagta ah ay dhexmartay  laba kooxood oo kala matalayay ciidanka  booliiska degmada Xamarweyne  iyo  koox iyana  mataleysay  shacabka  ku  nool  degmada  Xamarweyne,     waxaana  ciyaaryahannada labadaasi kooxood laga soo kala ururiyay Afarta waaxyood oo ay ka koobantahay degmadaasi.

Gudomiyaha   guddiga is boortiska degmada Xamarwene  C/llaahi  Jeylaani Maxamed  ayaa sheegay in tartankan loogu talagalay isdhexgalka bulshada ku nool degmada Xamarweyne, isagoo tilmaamay iney sii kordhin doonaan tartannada noocan oo kale ah.

Guddoomiyaha  degmada Xamarweyne  C/qaadir  Maxamed   C/qaadir   ayaa  shegay  tartankan ciyaaraha   ayaa sheegay in tartamada isporti ay qeyb ka qaadan karaan isdhexgalka bulshada, sidaasi darteedna uu maamulkiisu dhiirigelinayo kulamada isportiska degmada Xamarweyne.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

 Sawir-qaade Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Midowga Yurub iyo UN-HABITAT oo Sharaxay Saameynta Mashruuca SECIL ee Muqdisho

Next Post

Dhallinyaro maanta tababar loogu qabtay Dhuusamareeeb

Next Post
Dhallinyaro maanta tababar loogu qabtay Dhuusamareeeb

Dhallinyaro maanta tababar loogu qabtay Dhuusamareeeb

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In